HomeUncategorized

(Dhagayso) Guddoomiyaha Garacad: Markaan la shirnay Shabaab 3 nin oo cadaan ah ayaan arkay oo la socday

Garacad, 14, March, 2016 - Guddoomiyaha deegaanka Garacad oo ka tirsan degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo u waramay Daljir ayaa ka warbixiyay shir ay Shabaab galabtay la qaateen.

Kudhowaad 50 Ku dhimatay iyo 300 oo Ku Dhaawacantay Qaraxyadii Kapul (Sawirro)
Puntland oo xabsiga dhigtay ajinebi ku eedaysan Khayraad arruursi iyo falal basaasnimo (Dhegeyso)
(Dhagayso) Madaxweynaha Dawladda Puntland oo sagootiyey waftigii uu hoggaaminayey Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya

Garacad, 14, March, 2016 – Guddoomiyaha deegaanka Garacad Cabdinuur Cabdullaahi Xirsi  oo goor-dhwayd  u waramay Daljir ayaa ka warbixiyay shir ay Shabaab galabtay la qaateen.

Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in Shabaab ay u sheegeen in ay gaalada la dagaalamayaan, isla markaana safar yihin, waxaana uu hadalkiisa raaciyay in ay ka codsadeen dedka Garacad in ay la shaqeeyaan Shabaab

Waxaa waraystay goor dhow wariye Jamaal Faarax Aadan

Hoos ka dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: