HomeUncategorized

Dhagayso Garaad Ciid: Dagaalka ay ku jiraan Somaliland waa gardarro, waa horror

Boossaaso, July, 19, 2016 - Afhayeenka issimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa gardaro iyo horror ku tilmaamay in Somaliland ay gobollada Sanaag iyo Haylan kula dagaalanto ciidanka Puntland.

Ergayga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee QM oo soo dhaweeyey heshiiska Madaxweynaha & Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Taliyihii guutada 5-aad ee Sh/hoose Gen. Maxamed Ibraahim Faarax oo maanta lagu dilay meel u dhaw Marka.
Booliiska Garoowe oo soo qabqabtay dad lagu tuhunsanyahay inay ka midyihiin Al-Shabaab.

Boossaaso, July, 19, 2016 – Afhayeenka issimada Puntland Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa gardaro iyo horror ku tilmaamay in Somaliland ay gobollada Sanaag iyo Haylan kula dagaalanto ciidanka Puntland.

“Waa gardaro in Soomaaliland ay ciidankeedu gobollada Sanaag iyo Haylan kula dagaalamaan ciidanka Puntland, waa horror, waxaana qabaa in shacab iyo ciidanba ay iska dhiciyaan” Sidaasi waxaa yiri Garaad Cali Ciid.

Garaadka ayaa sheegay in dowladda Puntland ay lasoo daahday ficilkii laga filayay, waxaase uu rajo wayn ka muujiyay cududa milatry ee Puntland ay gaysay gobolka Sanaag. Wariye Jamaal Faarax Aadan ayaa khadka taleefanka ku waraystay garaadka isagoo Boossaaso jooga.

HOOS KA DHAGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: