HomeUncategorized

Dhagayso Culumaa’udiinka Puntland oo shacabka ugu baaqay in ay ka qaybgalaan Gurmadka dhismaha Isbitalka Gaalkacyo.

Garowe, Sept, 07, 2016 - Shir jaraa'id oo wadajir ah oo culumadu ay Garowe ku wada-qabteen ayay uga hadleen sida ay uga xunyihiin saamaynta dhibaatadii ka dhalatay masiibada ka dhacday Gaalkacyo 21kii bishii Aug 2016.

Wasaaradda waxbarashada Puntland oo tobabar u furtay kooxo tiro koob guud ku samaynaysa waxbarasahda Puntland
DHEGEYSO-Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in AMISOM aysan ka adkaanayn Alshabaab.
Waftigii dawladda federaalka ee dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey ku sugnaa Puntland oo maanta Galkacyo ka dhoofay.

Garowe, Sept, 07, 2016 – Shir jaraa’id oo wadajir ah oo culumadu ay Garowe ku wada-qabteen ayay uga hadleen sida ay uga xunyihiin saamaynta dhibaatadii ka dhalatay masiibada ka dhacday Gaalkacyo 21kii bishii Aug 2016.

Shirka waxaa furay oo ugu horayntii ka hadlay Shiikh Suldaan C/qani Qorane oo muujiyay sida uu  uga xunyahay masiibadaasi, waxaana uu shacabka ugu baaqay in ay gurmad dag dag lasoo gaaraan dhismaha isbitalka Gaalkacyo.
 
Dhinca kale – Waxaa isna shirkaasi ka hadlay Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo dhankiisa cabbiray mas’uuliyada ummadda Muslimiinta ka saaran in la isku gurmado, iyo faa’iidada isbitalka Gaalkacyo uu bulshad ugu fadhiyay.
 
Diiwaanka Wararka,
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: