HomeUncategorized

(Dhagayso) Caawa iyo Daljir 23, Janu 2016 Wariye Jamaal Faarax Aadan (Daljir Gaalkacyo)

(Dhagayso) Caawa iyo Daljir 23, Janu 2016 Wariye Jamaal Faarax Aadan (Daljir Gaalkacyo) Qodobada ugu waawayn barnaamijka Caawa iyo Daljir oo idinka imaanaya Daljir Studiyaha ay ku leedahay Gaalkacyo waxaa ka mid ah:

RW Soomaaliya iyo Islaan Bashiir oo Gaalkacyo ku kulmay
Marwo Caasha Geelle Diriye oo booqasho hawleed uga bilaabatay Washington D.C.
Shirkii IGAD oo maantay kusoo dhammaaday Addis Ababa, laga soo saaray 25 qodob oo u badan arrimaha Soomaaliya.
(Dhagayso) Caawa iyo Daljir 23, Janu 2016 Wariye Jamaal Faarax Aadan (Daljir Gaalkacyo) Qodobada ugu waawayn barnaamijka Caawa iyo Daljir oo idinka imaanaya Daljir Studiyaha ay ku leedahay Gaalkacyo  waxaa ka mid ah: 
 
Siyaasiyiin iyo Issimo oo Dhaleecayn dhusha uga tuuray Somaliland, Puntland-na ugu baaqay in ay dhulkeeda difaacato.
 
Xildhibaano ka tirsan Puntland oo xaaraan ku tilmaamay nidaamka 4.5
 
Wafti uu hoggaaminayo R/hore ee Soomaaliya Cabdiwali Shiikh oo si diiran loogu soo dhaweeyay degmada Burtinle ee gobolka Nuugaal.
 
Hoos ka dhagayso barnaamijkii oo dhammaystiran

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: