Dhagayso Barnaamijka ka hortaga Burcadbadeedda ee (DAPP) Wariye Max’ed C/llaahi Cali ‘Kooshin’

Garowe, August, 16, 2013 – Dhagayso barnaamijkii ka hortaga burcadbadeedda ee DAPP, waxaa marti ku ah Axmed Ciiase Faarax oo ah 28-sano jir muddo ka tirsanaa Burcadbadeeda, waxaa uu ka sheekaynayaa jab, halaag, qarracan, iyo dhibaatooyin badan oo uu la kulmay intii uu burcad-badeeda ku jiray.

Wariye Maxamed C/llaahi Cali ‘Kooshin’ ayaa barnaamijka idiin daadihinaya ee hoos ka dhagaysta!

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0