HomeUncategorized

Dhagayso Barnaamijka iyo Daljir 26 Sept 2016 Isniin Wariye Maxamed Cabdullahi Cali Kooshin 26 Sept 2016

Muqdisho, Sept, 26, 2016 - Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya magaalada Muqdisho waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay dalka iyo dibadaba.

Khudbadihii issimada Puntland oo wali ka socda xarig-jarka Garoonka Caalamiga ah ee Boossaaso
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Khadar Cawl Ismaciil.

Muqdisho, Sept, 26, 2016 – Barnaamijka fiidnimo ee caawa iyo daljir oo caawa idinkaga imaanaya magaalada Muqdisho waxaa idinla socodsiinaya wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin, waxaad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay dalka iyo dibadaba. waxaana ka mid ah:

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban oo mar kale dib u dhigay Xilliga Doorashooyinka 
 
Isbahaysiga Isbadel-doonka Soomaaliya oo ku baaqay in xildhibaannada Aqalka sare ee Hiiraan iyo Shabeellada dhexe loo daayo deegaannadooda in ay doorashada ku galaan.
 
Wafti uu hoggaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake oo maantay lagu soo dhaweeyay magaalada Qardho.
 
Madaxwaynihii Hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed oo sababta uu isu sharaxay ku macneeyay in uu dalka ku hallayn-waayay Dowladda uu hoggaamiyo Xassan Shiikh.
 
Golaha Wasiirada Galmudug oo Maanta ka arinsaday sidii loo sugi lahaa nabad-galyada iyo xasiloonida Galmudug.
 
Banaanbax looga soo horjeedo xukunka ay Hindia ku riday dhalinyaro Soomaaliyeed oo tiro ahaan gaaraya 50 qof oo ka dhacay Gaalkacyo.
 
Hoos ka dhagayso

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: