DFS xirtay dhammaan Website-yada ay isticmaalaan Al-Shabaab.

HomeWararka

DFS xirtay dhammaan Website-yada ay isticmaalaan Al-Shabaab.

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dhammaan Warbaahinta Internet-ka ee Website-yada ay isticmaalaan Al-Shabaab. Go’aan ka soo baxay Wasaaradda Boostad

Farriinta Sheekh cRashiid Maxamed Ismaaciil , Diinta iyo Badbaadada khatarta Covid19 (daawo)
Warka Habeenimo, Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Caabudwaaq(dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Garoowe (dhegayso)

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay dhammaan Warbaahinta Internet-ka ee Website-yada ay isticmaalaan Al-Shabaab.

Go’aan ka soo baxay Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta XFS ayaa lagu faray Shirkadaha Isgaarsiinta inay ka qeyb qaataan ilaalinta Amniga Qaranka, iyadoo la xiganayo qodobka 66aad ee Sharciga Isgaarsiinta oo ku waajibaya dhammaan shirkadaha shatiga u heysta bixinta Isgaarsiineed.

Dowladda Soomaaliya ayaa hore u qaadatay istaraatiijiyad cusub oo ka dhan ah Al-Shabaab, si loola dagaallamo dhaqaale ahaan iyo sidoo kale ciidan ahaan, waxaana haatan kusoo biiray dhinaca warbaahinta & baraha bulshada oo ay ka mamnuucday faafinta fariimaha & wararka Shabaab.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: