DFS oo war ka soo saartay Duqeyn ka dhacday Sh/Hoose

DFS oo war ka soo saartay Duqeyn ka dhacday Sh/Hoose

Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegtay in Ciidanka Dowladda oo kaashanaya Saaxiibada Mareykanka ay duqeyn dhinaca cirka ah la beegsadeen Xarun ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Qoraal ay soo saartey Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyntaas lala beegsaday deegaanka Kuunya-Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose,isla markaana lagu diley Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab.

Hoos ka akhriso qoraalka Dowladda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com