DFS oo joojisay dulimaadyadi gudaha dalka

HomeWararka

DFS oo joojisay dulimaadyadi gudaha dalka

War kasoo baxay Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhammaan la joojiyay duulimaadyadda Gudaha dalka marka laga reebo diyaaradaha Sidda Daawooyinka iyo Raashinka. Warka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay sii socon doonta Xayiraadda duulimaadyada dibadda ah ilaa mar dambe.

Jigjiga: Radio Daljir, toos uga dhegayso qeybo kamid ah gobolka Doollo ee DDS. (daawo)
MUQDISHO | Madaxweynaha Soomaaliya oo boqolaal Shacab ah Salaada Ciidul Fidriga kula tukaday
Wacaal Darey ah: Liiska Xildhibaanada cusub ee Jubaland oo la shaaciyay

War kasoo baxay Wasaaradda duulista Hawadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhammaan la joojiyay duulimaadyadda Gudaha dalka marka laga reebo diyaaradaha Sidda Daawooyinka iyo Raashinka.

Warka ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay sii socon doonta Xayiraadda duulimaadyada dibadda ah ilaa mar dambe.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: