DFS oo Bangiga Adduunka & IMF kala hadashay bilaabida lacagihii laga joojiyay

HomeWararka

DFS oo Bangiga Adduunka & IMF kala hadashay bilaabida lacagihii laga joojiyay

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta oo Jimce ah shir guddoomiyay kulanka wadaji

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Cumar Lakiman, Daljir cWaaq (dhegayso)
Ciidamadda Dowladda oo howlgalo ka wadda Afgooye

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Maanta oo Jimce ah shir guddoomiyay kulanka wadajirka ah ee Bangiga Adduunka iyo IMF.

Shirka ayaa waxaa ay labada dhinac uga wada hadleen habka ugu sahlan ee Dowladda Soomaaliya ku heli laheyd Kabka Miisaniyadda (Budget Support) oo sanaddii la soo dhaafay la joojiyay.

Wasiirka Maaliyadda oo ka hadlayay qabsoomida shirka ayaa yiri’ Waxaa kale oo aan diiradda saarnay sii wadidda isbaddalka Maaliyadda iyo sare u qaadidda Dakhliga gudaha oo muhiim u ah dhaqaalaha Soomaaliya.

Ugu dambeyn Wasiir Beyle aya u mahad celiyay Madaxda Bangiga Adduunka iyo IMF oo gacan ka geysanaya horumarka iyo kor u kaca dhaqaalaha Soomaaliya kalana Shaqeynaya howlaha deyn cafinta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: