Degmada Hobyo oo laga dareemayo soo dhoweynta madaxwaynaha Soomaaliya

HomeWararka

Degmada Hobyo oo laga dareemayo soo dhoweynta madaxwaynaha Soomaaliya

Wararka ka imaanaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu socdo diyaar garow kusaabsan soo dhowaynta madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu

War murtiyeedka Shirka Golaha Wadatashiga Qaran
AMISOM oo ka hadashay Ciidamo u dhashay dalka Uganda oo la Xukumay
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 38aad

Wararka ka imaanaya degmada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya inuu socdo diyaar garow kusaabsan soo dhowaynta madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo la filayo inay gaaraan halkaasi.

Sawirada madadxwaynaha Soomaaliya ayaa lagu xardhay waddooyinka kale duwan ee degmada Hobyo ee gobolka Mudug.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa xalay ku hoyday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud, waxaana qayb uu ka yahay socdaalka nabadda ee madaxwaynaha uu ku marayo qaar ka mid ah gobolada dalka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: