HomeUncategorized

DEG DEG Kadib 12 Maalmood oo ay sharci darro ku xirnayd Idaacadda Daljir oo maanta lafasaxay.

(July 04 2016)-War qoraal ah oo soo gaarey xafiisyada Idaacadda Daljir kana yimid wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu cadeeyey in lafasaxay Radio Daljir oo xanibnaa mudo 12 maalmood ah.

(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Isniin Maxamed C/llaahi Cali Kooshin
Wafdigii shalay gaaray Kismaayo oo maalintii labaad kulamo la leh waxgaradka deegaanka.
Todoba ku dhimatay shil baabuur iyo 8 bilood jir badbaaday balse wayday waalidkeed.

(July 04 2016)-War qoraal ah oo soo gaarey xafiisyada Idaacadda  Daljir kana yimid wasaaradda warfaafinta dowladda Puntland ayaa lagu cadeeyey in lafasaxay Radio Daljir oo xanibnaa mudo 12 maalmood ah.

Warka qoraalka ah oo uu ku saxiixnaa wasiirka wasaaradda warfaafinta ee dowladda Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, ayaa waxaa lagu cadeeyey in idaacadda lagu siidaayey cafis madaxweyne.

AKHRI

index

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: