(Dhagayso) Caawa iyo Daljir Isniin Maxamed C/llaahi Cali Kooshin

Garowe, Oct, 15 – Waxyaabaha barnaamijkeena Caawa iyo Daljir aad ku maqli-doontaan waxaa ka mid ah.

?

Waftigii uu hoggaaminayay madaxwayne Faroole oo degmada Eyl kulamo kula qaatay qaybaha bulshada, lana filaayo in xeebta degmadaasi ay kula-kulmaan madax ka socota dalka Maraykanka.

?

300 oo ciidamo Jabbuutiyaan ah oo maantay gaaray Baladwayne, kuwaasoo qayb-ka ah hawl-galka AMISOM.

?

17-ka bishaan Octobar oo loo balamay in baarlamaanka Soomaaliya uu soo hor fariisto R/wasaase Saacid,? xilli maalintii shalay mudanayaasha looqaybiyay qormo-qoraalkii Dastuurka Soomaaliya.

?

Guddoomaha cusub ee gobolka Sanaag Maxamuud Ciyoon Ismaaciil oo maantay si rasmi ah loogu wareejiyay xilka gobolka, ballana qaaday ammaanka inuu xooga saari-doono.

?

Wareegto kasoo baxday xafiiksa madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ?Xassan Shiikh oo xaafada Kaxda loogu magacaabay degmo cusub oo ka tirsan gobolka Banaadir.

?

Ahlusunna oo wacad ku-martay inay dhaqso gobolka Gedo uga tirtirayso Al-shabaab. Iyo qodobo kale oo xiiso-leh.

?

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com