Deegaanada Puntland oo laga digayo soo laba kaclaynta xanuunka Karoona Virus iyo baraarug la’aanta shacabka

Deegaanada Puntland oo laga digayo soo laba kaclaynta xanuunka Karoona Virus iyo baraarug la’aanta shacabka

Culimada caafimaadka ayaa si adag uga digaya baraarug la’aanta shacabka Puntland ee ku aadan cudurka Coronavirus oo weli dalka kajira, Dr. Faysal Cali Xasan oo ah khabiiir caafimaad oo kasoo shaqeeyey dalka UK, hadana ku sugan gudaha dalka oo la hadlay warbaahinta Daljir ayaa sheegay inuu arkay astaamo badan oo muujinaya in cudurku kusoo badanayo gudaha dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com