UFAYN: 8 KM OO LOO SOCONAYO 2 SAAC. SIDEE KU DHACDAY YAA SE UFAYN U MAQAN? (Daawo)

UFAYN: 8 KM OO LOO SOCONAYO 2 SAAC. SIDEE KU DHACDAY YAA SE UFAYN U MAQAN? (Daawo)

Gaadiidleyda ku safra waddada xiriirisa Boosaso iyo Ufeyn ayaa ugu baaqay Dowladda Puntland iyo Urur Siyaasadeedyada Puntland in ay u istaagaan dayactirka waddada halbowlaha Ufeyn oo adeegsigeeda ay caqabad ku qabaan shacabka iyo ganacsataduba.

Ufayn iyo Bossaso waxaa loo kala socdaa kudhawaad 2 saac meesha Ufeyn meel 8KM u jirta oo magaaladu kuu muuqato loo socdo 2 saac oo kale | Warbixinta waxaa inoo haya Abdirisak Abdalla.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com