Dawladda Itoobiya oo 3 Sharuudood kuxirtay lahadalka TPLF

Dawladda Itoobiya oo 3 Sharuudood kuxirtay lahadalka TPLF

Dawladda Itoobiya ayaa 3 shuruudood ku xidhay inay wadahadal la gasho ururka TPLF:
1. In TPLF dhamaanba dib uga baxdo dhulka ay qabsadeen
2. In TPLF aqoonsadaan dawladda dhexe
3. In TPLF ay dagaalada joojiyaan
DANI MUFTI Afhayeenka Arrimaha Dibada Itoobiya ayaa sidaas sheegay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com