Dawladda Deegaanka Soomaalida oo laga helay 2 kiis oo COVID-19

Dawladda Deegaanka Soomaalida oo laga helay 2 kiis oo COVID-19

Wasaarada Caafimaadka dalka Itoobiya ayaa maanta shaacisay in laba qof oo qaba cudurka COVID-19 laga helay Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS).

Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Itoobiya Dr. Liya Tadhase ayaa sheegtay in labadan qof ee cudurka laga helay mid kamid ah uu ka yimid Puntland laguna xereeyey xarunta karantiilka ee Jaamacada Jigjiga (Jijiga University), halka midka labaad uu ka yimid dalka Kenya, laguna karantiilay xarunta karantiilka ee magaalada Mooyaale ee gobolka Liibaan.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com