DAREEN 5aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

HomeWararkaMaqaalo Kale

DAREEN 5aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda

Dhegaystayaal taxanaha barnaamijka DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku

Waxbar gabadha oo ciribtir faqriga: Kahortagga caqabadaha gabdhaha kaga yimaada dhanka waxbarashada (Taxanaha 8aad – dhegayso)
KARINGORFOOD: WADAHADAL BAA NABAD LAGU HIIGSADAA; ISKUTASHI BULSHO BAANA HORMAR HORSEEDA (Taxanaha 10aad)
Qabashadii 14 Alshabaab Kabacdi Maxaad ka Taqaan Deegaanka Cuun (dhegayso)

Dhegaystayaal taxanaha barnaamijka DAREEN oo todobaad walba Axadda iyo Jimcaha aad ka dhegaysataan FM-yada Radio Daljir iyo internetka ciwaanka aan ku leenahay ee daljir.com qaybtiisa 5aad maanta waxaan kusoo qaadanaynaa:

1. Haween is abaabuley oo magaaladda Caabudwaaq ka bilaabay olole ay gurmad ugu fidinayaan dadka ku caydhoobey abaaraha dalka ka jira. Haweenkan ayaa wajiga koowaad ee ololahooda raashin ku gaadhsiiyey 200 oo qoys oo danyar ah.

2. Xubinta falaanqaynta oo uu marti ku yahay Prof Xareed oo bare jaamacadeed ka ah magaaladda Boosaaso waxaan ku gorfaynaynaa sida ugu haboon ee looga faa’iidaysan karo biyaha roobabka gu’ga ee hadda ka bilowday inta badan dalka.

3. Xubinta aragtida dhegaystayaashana waxaan ku eegaynaa isbarbardhiga deeqda gurmadka abaaraha ee dadka Soomaaliyeed iyo midda beesha caalamka, waxaana qaar kamid ah dhegaystayaasheenu aaminsan yihiin in beesha caalamku aad uga gaabisay gurmadka abaaraha.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • c/naasir 7 years ago

    abaartani maahan mid dad wax ka qaban karan gacan aadamana ma baahi tiri karto allah roob noo keeno

DISQUS: