Dallada PUNSAA oo Garoowe ku qabatay dood ku saabsan Doorashooyinka Puntland.

Dallada PUNSAA oo Garoowe ku qabatay dood ku saabsan Doorashooyinka Puntland.

Dallada PUNSAA ayaa soo qabanqaabisay Dood Wadaag ku saabsan Doorashooyinka Puntland. Fursadaha, Caqabadaha iyo Xalka.
MADASHA PUNSAA ayaa ah madal ay Dallada Bulshada Rayidka ah ku qabato doodaha siyaasadeed iyo kuwa bulsho.

Waxaa madasha lagu casuumay Xukuumada, Baarlamaanka, Axsaabta Siyaasada, Madasha Siyaasada PL, Culimada, Dhaqanka, Qurbo joogta, Bulshada Rayidka iyo marti sharaf kale.

Dooda ayaa lagu lafa gurayaa qodobo badan oo muhiim ah, waxaana madasha fadhiya masuuliyiin iyo labeenta bulshada.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com