HomeUncategorized

Daljir Bosaaso:- Cawa iyo Daljir Salaasa_11_agosto 2015 & Wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim

Halkaan ka dhagayso barnaamijka Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim oo kasoo jeedinaya caawa xarunta radio Daljir ee magaalada Bosaaso.

Wasiirka warfaafinta Puntland oo kormeeray idaacadaha ku yaalla Galkacyo , kadibna shir jaraa?id ku qabtay Daljir.
Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland oo soo furtay markab ay afduub u haysteen burcad badeed Somali ah.
Shirkada ganacsiga ee Barwaaqo oo daahfurtay MV Barwaaqo, oo ah markabkii 3-aad ee shirkadu ay soo iibsatay.

Halkaan ka dhagayso barnaamijka Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim oo kasoo jeedinaya caawa xarunta radio Daljir ee magaalada Bosaaso.

 

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: