Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 104aad (dhegayso)

Daljir & BBCMA: BARAARUGGA Haweenka | Taxanaha 104aad (dhegayso)

Barnaamijka Baraarugga Haweenka waa barnaamij aan ku gorfeyno xaaladda ganacsiga haweenka Soomaaliyeed iyo hormarka ay hiigsanayaan dhanka ganacsiga.
Hadaba Taxanaha 104aad ee BARAARUGA HAWEENKA waxa uu ku saabsanya, Haweenka heysta ganacsiyada yaryar mayihiin kuwo fahansan muhiimada ay suuqgeynta u leedahay ganacsigooda?|Xaawo Axmed ayaa soo jeedinaysa.

Dhegayso.

Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com