Dahalinyaro dhac ugaysatay goobo ganacsi oo ku yaala degmada Burtinle (dhegayso)

Dahalinyaro dhac ugaysatay goobo ganacsi oo ku yaala degmada Burtinle (dhegayso)

Degmada Burtinle ee gobolka Nugaal dhalinyaro is abaabulay ayaa dhac iyo booba ugaystay goobaha ganacsiga ee degmada kuwaas oo hakad galiyay isku socdkii dadka iyo gaadiidka.

labadan kooxood ee dhalinyarada ah ayaa dagaalkooda waxa uu ka bilowday garoonka kubada cagta ee magaalada oo mid kamid ah labadan kooxood markii laga badiyay uu bilaabay fowdo gacan ka hadal isku badalay.

halkan ka dhegayso warbixinta wariye Xuseen Madar oo waraystay wariyaha Daljir ee Burtinle.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com