Dagaal kadhacay xeradii Imaaraatka uu ka guuray ee Muqdisho (dhegayso)

HomeWararka

Dagaal kadhacay xeradii Imaaraatka uu ka guuray ee Muqdisho (dhegayso)

Ciidamo kawada tirsan dowladda faderaalka e Soomaaliya ayaa ku dagaalamay xerada ciidamada Janeraal Gordon ee magaalada Muqdisho oo ahaa saldhigii mil

Warbixinta Tartan & Tacliin: Bursaalax Sare fkf Boocame Secondary iyo Waliba …
8 kun oo macallin oo maanta u Fariistay Imtixaan & RW Xamse oo daahfuray
Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Saynab Cabdinuur (dhegayso)

Ciidamo kawada tirsan dowladda faderaalka e Soomaaliya ayaa ku dagaalamay xerada ciidamada Janeraal Gordon ee magaalada Muqdisho oo ahaa saldhigii militari ee Imaaraatka uu ka baxay ee Muqdisho.

Xeradan ayaa waxaa ku sugnaa ciidamo katirsan kuwii uu tababarka siiyay Imaaraatka Carabta oo ay dowladda ay la wareegtay, waxaana dagaal kadhacay xerada uu dhaliyay khasaare kalle duwan.

Madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ku sugan xarunta wasaaradda gaashaandhigga oo u dhow goobta uu dagaalku kadhacay.

Hoos kadhagayo Cabdiraxmaan Waaberi oo sharaxaya

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • Nuuekanederland 6 years ago

    KUWAAS WAXAA INAGAGA DARAN.
    FIIRO GAARA:-
    WHO REALY IS ISIS?!.
    ISIS
    _____
    I=ISRAELI
    S=SECRET
    I=INTELLIGENCE
    S=SERVICES.
    2/ISIS THEY NEVER ATTACK ISRAELI!
    3/WHY NOT? ISIS MADE IN ISRAELI.
    4/ISIS LEADER ABUBAKR ALBAGHDADI EX NAME (ELLIOTE SHIMON) 100% HE WAS MOSSAD AGENT & ISRAELIAN CITIZEN!.
    5/ISIS WORK=GREATER ISRAELI PROJECT & PLAN.
    6/ISIS & ALSHABAB ISN’T ISLAMIC & MUSLIMS.
    7/ISRAELI DID 9/11 & INSIDE JOBS.
    8/MOSSAD FINGERPRINTS ON PARIS ATTACK.
    9/0GOS 2016 DONALD TRUMP HE SAID (OBAMA HE FOUNDED OF ISIS)
    OK. ISIS,ALSHABAB,BOKO IWM THEY ARE DEALERS=QANDARAASLAYAAL LA CAALAMIYEEYEY=ILMO NATANYAHU.
    ARGAGAXISO OO DHAN WAXAY HOOS TAGTAA WASHINGTON DC & TALAVIVE.
    UJEEDADEEDA KOOXAHAAS LOO SAMAYSTAYNA WAA IN DIINTA ISLAAMKA LAGU CEEBEEYO DUNIDA MUSLIMKANA LAGU BURBURIYO.
    HADAAD FAAFISO SAGAALKAAS QODAB WAXAA LAWAAYI DOONAA WIIL DANBE OO ISKU KEEN QARXAY!.

DISQUS: