Dagaal ka dhacay gobalka Hiraan & khasaare ka dhashay

HomeWararka

Dagaal ka dhacay gobalka Hiraan & khasaare ka dhashay

Dagaalkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay degaan u dhaxeeyo degmooyinka Matabaa

Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Daljir Dhuusamareeb
IMF oo shuruud ku xirtay inay lacag cusub usoo daabacdo Soomaaliya (daawo)
RW Xasan Cali Khayre oo Shacabka Sopmaliyeed uga Mahadceliyeey Gurmadkay sameyeen (dhegayso)

Dagaalkaan oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay degaan u dhaxeeyo degmooyinka Matabaan iyo Maxaas oo ka tirsan gobalka Hiiraan.

Dagaalka ayaa waxaa uu u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed,waxaana la sheegay in uu salka ku haayo is qabqabsi la xiriira dhanka dhulalka, isla markaana dagaalkooda uu yahay mid soo laab laabtay.

Inta la xaqiijiyay laba qof ayaa ku dhintay halka Saddex kale ay dhaawacmeen dagaalka, waxaana dadka degaanka ay sheegeen in dagaalka uu si iskiis ah u istaagay, isla markaana weli labada maleeshiyo Beeleed ay ishor-fadhiyan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: