Dagaal beleed ka qarxay gobalka Hiraan

HomeWararka

Dagaal beleed ka qarxay gobalka Hiraan

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal beeleed ka dhex qarxay beelo wada dega gobolka Hiiraan. Dagaalkan ayaa la she

Isimadda Puntland oo Warmurtiyeed Kaso Saaray ismaandhafka Dekadda Boosaaso (dhegayso+Sawiro)
Maxay dowladda faderaalka ay uga dhigantahay go’aamadii shirkii Kismaayo? (dhegayso)
Guddoomiyaha Jaamacada Umadda Badhan: “Ninkii Xabad nagu soo ridda waa iska difacaynaa”

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in markale uu dagaal beeleed ka dhex qarxay beelo wada dega gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa la sheegay inuu u dhexeeyo maleeshiyo beeleed hubeysan iyagoo dagaalkuna uu salka ku hayo khilaaf muddo dheer soo jirey oo u dhexeeya beelo dega gobolka Hiiraan.

Dagaalkan ayaa sigaar ah uga socda deegaan lagu magacaabo Nagaarta oo hoostega Matabaan, waxaana la isku adeegsanayaan hubka noocyadiisa kala duwan.

Wararka ayaa intaas ku sii darayaa in khasaaro uu ka dhashay dagaalka, balse illaa iyo hadda si rasmi ah looma oga khasaaraha ka dhashay dagaalka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: