Dadka ku dhintay dagaal Beeleedyada ka socda dalka Suudaan oo kordhay

HomeWararka

Dadka ku dhintay dagaal Beeleedyada ka socda dalka Suudaan oo kordhay

Wararka ka imaanaya gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dagaal beeleed halkaas ka socda inay ku dhinteen in ka badan 250 qof, halka ay k

Soomaaliya Oo Ku Biirtay Suuqa Bariga Iyo Koofurta Afrika (COMESA)
Wasiir Axmed Cawad oo shir uga qeyb galay Jeddah
Gaadiid ay leeyihiin Ciidamada Kenya oo lagu weeraray xadka Soomaaliya & khasaaro ka dhashay

Wararka ka imaanaya gobolka Blue Nile ee dalka Sudan ayaa sheegaya in dagaal beeleed halkaas ka socda inay ku dhinteen in ka badan 250 qof, halka ay ku dhaawacmeen tiro kale oo aad u badani. Dagaal beeleedkan oo beryahanba halkaas ka socday ayaa haatan wararku sheegayaan inuu sii xoogaystay.

Hoggaamiyaha milateriga ee dalka Sudan ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidanka ee ku sugnaa gobolka Blue Nile. Dagaal beeleedkan ayaa salka ku haya muran dhuleed oo u dhexeeya labada dhinac ee qabiilka Hausa iyo shucuubta Berta.

Iyada oo xukuumaddu arrintaas la tacaalayso, ayaa haddana dhinaca kale waxaa mucaaradka dalkaasi ay ku baaqeen isu-soo baxyo dalkaas ka qabsooma

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: