Dad ku dhintay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen Daanta Galbeed

HomeWararka

Dad ku dhintay weerar ay ciidamada Israa’iil ku qaadeen Daanta Galbeed

Ciidamada Israa’iil ayaa dilay labo kamid ah dagaalyahanada Falastiin kadib markii ay weerar ku qaadeen Daanta Galbeed halka lix kalena ay ku dhaawacm

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo Saraakiisha ATMIS kala shiray howlgal ka dhan ah Al-Shabaab
Hoggaamiyaha Wadajir”Madaxweyne Farmaajo iyo taliskiisa nabadsugidda welin kama quusan muddo kororsi”

Ciidamada Israa’iil ayaa dilay labo kamid ah dagaalyahanada Falastiin kadib markii ay weerar ku qaadeen Daanta Galbeed halka lix kalena ay ku dhaawacmeen weerar ka dhacay magaalada Nablus.

Muuqaal ayaa muujinayaa, labada dhinac oo is-weydaarsanayo rasaas culus afaafka hore ee guri ku yaalla halkaas subaxnimadii hore ee saaka.

Sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha, Israa’iil wuxuu bartilmaameedku ahaa hoggaamiyaha garabka shuhadada Fatax Al Aqsa kaas oo baxsaday.

Ciidamada Israa’iil ayaa bilihii ugu dambeeyay weerarro ku qaaday Daant Galbeed kadib weeraro is xig xigo oo lagu qaaday Israa’iil.

Mas’uuliyiinta Israa’iil waxay inta badan cambaareeyaan weerarrada noocan ah ay Israa’iil ku qaaddo halkaas.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: