Dacwad laga gudbiyeey Muuse bixi (Daawo)

Dacwad laga gudbiyeey Muuse bixi (Daawo)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse bixi ayaa martiqaad ka helay xisbi ka dhisan dalka Sweden ,iyado dacwad laga gudbiyeey Bixi.

Falal dambi oo isugu jira xasuuq iyo gabood falo kale ayuu Muuse bixi xiligi SNM ka geeystay Burco iyo gobala kale ,isago dad badan oo shacab ah Xasuuqay,dil kufsi iyo barac ayuu sababay muuse bixi.

Cawad Cabdiraxmaan oo kamid ah Aqoonyahanada ka soo jeeda gobalka Sanaag ayaa sheegay in uu warqad dacwad ah u gudbiyeey madaxda Sweden.

Maxamed Lakiman ayuu u wraamay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com