Dabayl Xoogan oo dumisay Guryo baddan Gobalka Nugaal (dhegayso)

Dabayl Xoogan oo dumisay Guryo baddan Gobalka Nugaal (dhegayso)

Cali Huuruse Xanaf oo kamid ah kaluumaystada degmadda Eyl gaar ahaan degaanka joog joogto khabaal oo kamid ah gobalka nugaal ayaa sheegay in maalmahan dabalyo xoogan oo khasaare geeystay ay kadhacayan halka.

Cali ayaa sheegay in dabayl xoogan oo sababtay inay kaluumaystadi degaanka ,aysan wax shaqa ah u aadin badda,taas oo sababtay dabaysha xoogan ee kadhacaysa degaanka.

wuxuu sido kale uu sheegay in dabaysha xoogan ee dhacaysa khasaare soo garsiisay guryihii degaankaas,ku dhawaad ayuu sheegay 10 Guri inay dumisay dabaysha.

Arrimahas oo idil Wariye Maxamed Lakiman ayuu uga waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com