Daawo-Tababare Jose Mourinho oo Ku Xanaaqey Weriye Su’aal Waydiiyey.

Daawo-Tababare Jose Mourinho oo Ku Xanaaqey Weriye Su’aal Waydiiyey.

Jose Mourinho ayaa u dulqaadan waayay soo jeedin aheyd in kooxaha Manchester United iyo West Brom ay ciyaareen ciyaar isku dheelitiran kulankii barbaraha ku dhamaaday ee Old Trafford.

Wareysi uu siinayay BBC, wariyaha ayaa weydiiyay tababaraha United haddii ay labada kooxood is kansaleen taasoo keentay in Mourinho uu caroodo islamarkaana uu dalbado sharaxaad ku saabsan su’aasha.

Waxa uu u sheegay BBC: “Ma garanayo waxaad kala jeedo? Maxaad kala jeedaa?”

Wariyaha ayaa markaas yiri: “Labo kooxood oo isku dheelitiran miyay ahaayeen maanta?”

Mourinho ayaa ku jawaabay: “Ma sidaas ayaad u maleyneysaa? runtii sidaas miyay kula tahay? Ma u maleyneysaa inay taasi tahay su’aasha”

HOOS KA DAAWO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com