Daacish oo Shaqaale Golis ku Dishay Tuulada Beelwacatay ee Ballidhidin (dhegayso)

HomeWararka

Daacish oo Shaqaale Golis ku Dishay Tuulada Beelwacatay ee Ballidhidin (dhegayso)

Deegaanka Beelwacatay oo qiyaastii 19 u jirta degmada Ballidhidin ee gobolka Bari ayaa xalay koox hubaysan oo Daacish sheegatay kana kooban 9 qof oo a

Xaafuun wiil 8 jir ah oo badweynta kaga badbaadey Dufaanti Gati (Daawo)
Aqoonyahan ka hadlay Golaha Deegaanka ee loo soo xulayo Garoowe (dhagayso)
Garowe: Wasaarada Haweenka Puntland oo shir la qaadatay dumarka u sharaxan baarlmaanka ladda Aqal (daawo)

Deegaanka Beelwacatay oo qiyaastii 19 u jirta degmada Ballidhidin ee gobolka Bari ayaa xalay koox hubaysan oo Daacish sheegatay kana kooban 9 qof oo afka soo duubtay waxa ay xalay tuulada ku dileen shaqaale ka tirsan shirkada isgaarsiinta ah ee Golis.

Kooxada oo marar badan soo weerartay degaanka ayaa hadana waxa ay gubeen xarumo dowlada ay leedahay oo isla deegaanka.

Hadaba si aan faah faahin uga helo sida ay wax u dhaceen waxaan qadka telfoonka ku waraysanay Xasan Ismaaciil Maxamed oo meydka ninkaas wax ka aasay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: 0