Col. Caare oo Garoowe kaga dhawaaqay dagaal uu ku qaadayo Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Col. Caare oo Garoowe kaga dhawaaqay dagaal uu ku qaadayo Somaliland (Daawo)

Col. Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo hoggaamiya jabhadda la'dagaallanta Somaliland ee ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo shir ja

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WAREEGTO KASOO SAARAY DOORASHOOYINKA ISBARBAR SOCA EE GARBAHAAREEY IYO CEELWAAQ
Xoghayihii hore ee Gobolka Banaadir oo Qarax gaari ku geeriyoday
Cabdiqani Gelle Maxamuud oo ku guuleystay Kursiga 9aad ee Aqalka sare

Col. Siciid Cawil Jaamac (Caarre) oo hoggaamiya jabhadda la’dagaallanta Somaliland ee ku sugan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah maamulka Somaliland.

Wuxuu sheegay in isaga oo kaashanaya dowladda Puntland uu dagaal ku qaadi doono degaannada ay soo galeen ciidamada Somaliland ee gobolka Sanaag islamarkaana uu xabadda ka bilaabi doono gudaha magaalada Ceerigaabo sida uu hadalka u dhigay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: