COD-Gudiga doorashada dadban ee Puntland oo caqabado soo wajeheen.

Garoowe, Nov 22 2016-Gudiga doorashada dadban ee heer Puntland ayaa kahadlay caqabado soo waajahay gudiga, kadib dibudhac kuyimid dhammaystirka doorashada xubnaha aqalka hoose ee barlamaanka Soomaaliya.

Nabadoon Khaliif Aw-cali oo gudiga gudoomiye  ah ayaa sheegay in ay maanta tababar u furayaan ergooyinka saddex beelood, kuwaas oo Arbacada dooran doona xubnaha u matali doona Aqalka hoose ee dawladda Faderaalka Soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com