Cisbitaalka Garoowe oo Qarka u saaran inuu xirmo (Dawo)

HomeWararka

Cisbitaalka Garoowe oo Qarka u saaran inuu xirmo (Dawo)

Cisbitaalka Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe oo adeegyo kala duwan u qabta bulshadda ayaa laga cabsi qabaa in uu is xiro kadib markii masuuliyinta iyo shaqaalah cisbitaalka shegeen in adeegyada cisbitaalka gabi ahaanba ku yaradeen,waxaa kale oo ay shegeen in mushaarad aysan arrag muddo ku dhow sanad. Hoos kadaawo Muqaalkooda

Waxgaradka gobolka Nugaal oo go’aamo ka soo saaray shaqaaqo dhowaan ka dhacday Garoowe
Madaxweyne Xaaf: “Waxaa soo ifbaxaya in Madaxweyne Farmaajo … faragalin qaawan uu ka wado deegaanada Galmudug (war murtiyeed)
MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

Cisbitaalka Caasimadda Dowladda Puntland ee Garoowe oo adeegyo kala duwan u qabta bulshadda ayaa laga cabsi qabaa in uu is xiro kadib markii masuuliyinta iyo shaqaalah cisbitaalka shegeen in adeegyada cisbitaalka gabi ahaanba ku yaradeen,waxaa kale oo ay shegeen in mushaarad aysan arrag muddo ku dhow sanad.

Hoos kadaawo Muqaalkooda

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: