MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

MARTISOOR: Nabaadguurka deegaanka iyo Prof. Maxamed Xareed (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal meel walba ad joogtan kusoo dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah Todobaad walbana ad kadhegaysataan Radio daljir,iyado todobaadan an kusoo qadanayno xuska maalinta dhirta oo laga xusay meelo baddan oo dunida kamid ah.

Hadabba Barnaamijka Waxaa marti ku ah Prof. Maxamed Xareed oo aqoon durugsan u leh Arrimaha dhirta ,waxaana Barnaamijka Todobaadkan kaso jeedinaya Boosaaso ,Wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman)

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com