Ciidankii Ahlu Suna oo Isaga baxay deegaanka Ceel-Dheere

HomeWararka

Ciidankii Ahlu Suna oo Isaga baxay deegaanka Ceel-Dheere

Deegaanka Ceel-dheere oo 28km dhanka Koonfureed uga beegan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug una dhaxeeya Guriceel iyo Dhuusamareeb ayay x

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Garoowe (dhegayso)
Dowladda Puntland oo Saxaafadda Qaar Geysey Deegaanka Af Urur (sawirro)
Carruus Yaasiin Cabdicasiis oo Daljir uga waramay dareenkiisa dhir beeristii uu ka sameeyey Burtinle (dhegayso)

Deegaanka Ceel-dheere oo 28km dhanka Koonfureed uga beegan Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug una dhaxeeya Guriceel iyo Dhuusamareeb ayay xalay isaga baxeen maleeshiyaadka Ahlu Sunna.

Kabixintaan kadib ayaa waxaa saaka waaberigii gaaray deegaankaa ciidamada dowlada oo saldhigyo ka sameysten daafaha iyo gudaha deegaanka Ceeldheere.

Ciidamad Ahlu Sunna ayaa waxaa sidoo kale ay shalay isaga baxeen degmada Matabaan oo ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabelle.

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa waxaa ku sugan ciidamo faro badan kuwaasoo dhawaan loogaga daadgureeyay diyaarado magaalada Muqdisho.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: