Ciidanka Amniga Burtinle oo gacanta ku dhigay Khamri & gadiidki lagu wadday (Sawiro)

Ciidanka Amniga Burtinle oo gacanta ku dhigay Khamri & gadiidki lagu wadday (Sawiro)

Ciidanka Booliska degmadda iyo koox Cabtooy ah ayaa xalay iskahor imaad dhexmaray, waxaana Ciidanku Gacanta ku dhigeen Khamri, Hub iyo Gadiidki lagu wadday Khamrigan oo dhubaato ku hayaa Bulshadda Degmadda Burtinle.

Laamaha Amniga ayaa faahfaahin kabixin doona israsaseynti dhexmartay Raggas Cabtoydda ah iyo Booliska inkasto Raggi Goobta ay ka baxsadeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com