Ciidamo katirsan Kenya oo qarax lagula eegtay Gedo

HomeWararka

Ciidamo katirsan Kenya oo qarax lagula eegtay Gedo

Ciidamo katirsan Kenya oo qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarax lagula eegtay deegaano hoos taga gobolka Gedo. Dadka deegaanka a

Saaka & Dunida iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)
Shaqaalaha Madaxtooyada Puntland Oo Lacag Ku Wareejiyey Gudiga Gurmadka Abaaraha.
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Ciidamo katirsan Kenya oo qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa qarax lagula eegtay deegaano hoos taga gobolka Gedo.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya inuu qaraxu dhacay, kadib markii gaadiidka Kenya oo ku safrayay wadada isku xirta Buusaar iyo Ceelwaaq uu dusha ka maray qarax goobta lagu aasay.

Ciidamada Kenya ayaa xiray qaraxa kadib wadada, masuuliyadda qaraxan ayaa waxaa sheegtay ururka Al-shabaab iyagoona sheegay in gaadiid ay ku burburiyeen, khasaarana ugu gaysteen ciidamada AMISOM, inkastoo sheegashadaasi aan la xaqiijin karin.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: