Ciidamo Gadoodsan oo xirtay waddada iskuxirta Garowe & Laascaanood (Waraysi)

Ciidamo Gadoodsan oo xirtay waddada iskuxirta Garowe & Laascaanood (Waraysi)

Ciidamado sheegay iney ka gadoodeen xuquuq kaga maqan dowladda Puntland ayaa xirtay waddada xiriirisa Garowe ilaa & Laascaanood.

Inta la xaqiijiyay ku dhawaad 30 gaari ayaa ku xaniban waddadan oo ay saaran yihiin dad ubadan Haween, Caruur, & Dad waayeel ah.

Hadaba waxaan ka waraysanay arintan Cabdikaaf oo kamid ah Darawada gaadiidka dadweynaha ee waddadaasi ku safra, | WariyeXaawo Iskufilan ayuu u waramay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com