HomeUncategorized

Ciidamadii ugu horeeyay oo ka socda Dowladda Itoobiya oo Kismaayo Gaaray

Axad, Janaayo 03, 2016 (Daljir) —Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa goordhow kasoo dagay ku dhawaad 250 askari oo ka socda Itoobiya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgallada ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya.

Dhagayso Warkii Fiidnimo ee Radio Daljir 17 – April – 2016 Wariye Maxamed Cabdullaahi Cali Kooshin (Studio Daljir Garoew)
Waqooyiga Kuuriya oo xusaysa sanadguuradii 70-aad ee ka soo wareegtay maalintii uu dhashay hogaamiyihii geeriyooday ee dalkaasi Kim Jong-il
Baahin: Axad, Jan 08, Jaamac C/raxmaan ~ Daljir ~ Galkacyo. Shirka Khaatumo II ee ka socda Taleex oo ay maanta khudbado ka jeediyeen Cuqaashu; Madaxda, Issimada & Culimada Puntland oo shir ka yeeshay adkaynta amniga gobolka Bari; Qaar xildhibaanada baarlamaanka federaalka oo dhaliilay Faarax Macallim, ku xigeenka baarlamaanka Kenya.

Axad, Janaayo 03, 2016 (Daljir) —Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa goordhow kasoo dagay ku dhawaad 250 askari oo ka socda Itoobiya, kuwaa oo qeyb ka noqon doona howlgallada ciidamada Midowga Afrika ay ka wadaan Soomaaliya.

Ciidamadan oo aad u qalabeeysan ayaa waxaa ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay madaxda ugu sareeysa ee Jubaland.

Maalin kahor ayay ahayd markii magaalada Kismaayo ay soo gaareen saraakiil ka socotay ciidamada Itoobiya, kuwoo oo qiimeyn ku sameeynayay goobihii la dejin lahaa ciidamada maanta yimid.

 

 

 

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: