Ciidamadda PMPF oo soo bandhigay Meydadka Alshabaab ay ku dileen Calmadow (Sawiro)

HomeWararka

Ciidamadda PMPF oo soo bandhigay Meydadka Alshabaab ay ku dileen Calmadow (Sawiro)

Ciidamadda Amniga Puntland ee PSF ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Meydadka Maleeshiyaadka alshabaab ee lagu dilay maalmo kahor degaanka Bali khadar e

Wafdiga dowladda Soomaaliya u matalaya dhageysiga Kiiska Badda oo Muqdisho ka dhofay
Gaas” Somaliland waxay abuurayaan taariikh been ah, waxna kasoo bixi maayaan wada hadalada…” (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo casho Sharaf loogu sameeyay Cadaado

Ciidamadda Amniga Puntland ee PSF ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Meydadka Maleeshiyaadka alshabaab ee lagu dilay maalmo kahor degaanka Bali khadar ee Buuraha Galgala,halkaas oo Alshabaab weraar kuso qadeen Saldhig Ciidamadda Badda Puntland leeyihiin.

Meydadkan ayaa Saraakisha PSF shegeen inay ahayeen kuwo ay ku dileen howlgal kadhacay Buuraha Calmadow ,taas oo ciidanka kadaba tageen,xili weraar shabaab ku qadeen baaburna gubeen Taliska Ciidanka Badda Puntland ee degaanka Bali khadar ee Buuraha Galgala.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: