Site icon Radio Daljir

Ciidamadda PMPF oo soo bandhigay Meydadka Alshabaab ay ku dileen Calmadow (Sawiro)

Ciidamadda Amniga Puntland ee PSF ayaa soo bandhigay qaar kamid ah Meydadka Maleeshiyaadka alshabaab ee lagu dilay maalmo kahor degaanka Bali khadar ee Buuraha Galgala,halkaas oo Alshabaab weraar kuso qadeen Saldhig Ciidamadda Badda Puntland leeyihiin.

Meydadkan ayaa Saraakisha PSF shegeen inay ahayeen kuwo ay ku dileen howlgal kadhacay Buuraha Calmadow ,taas oo ciidanka kadaba tageen,xili weraar shabaab ku qadeen baaburna gubeen Taliska Ciidanka Badda Puntland ee degaanka Bali khadar ee Buuraha Galgala.

Exit mobile version