Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgal kasameyeey Muqdisho

HomeWararka

Ciidamadda Dowladda Somaaliya oo Howlgal kasameyeey Muqdisho

Howlgalkaan ayaa Ciidamada amniga Soomaliya waxa ay ka sameeyeen Waaxda Hanti Wadaag ee degmada Waaberi,waxaana Ciidamada ay Guri Guri u baarayeen Xaa

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Wafdi ka socda Wasaaradda kaluumaysiga Puntland oo kormeeray degaano dhowr ah (dhegayso)
Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)

Howlgalkaan ayaa Ciidamada amniga Soomaliya waxa ay ka sameeyeen Waaxda Hanti Wadaag ee degmada Waaberi,waxaana Ciidamada ay Guri Guri u baarayeen Xaafadaasi.

Dadka deegaanka qaarkood o la hadlay Warbaahinta ayaa waxa ay sheegeen in howlgalka intii uu socday lagu qabqabtay tiro dad ah oo dhalinyaro u badan kuwaas oo Ciidamadu ay isugu geeyeen Barxadweyn oo ku taalla Gudaha degmadaas.

dhalinyaradan ayaa looga shakiyeey inay xirir la leeyihin ama katirsanyihin alshabaab ,balse saraakisha dowladda ayaan wali ka hadlin howlgalkan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: