Jamacadda Nairobi ee Dalka Kenya oo Albaabada loo laabay Sabab?

Jamacadda Nairobi ee Dalka Kenya oo Albaabada loo laabay Sabab?

Jaamacadda Nairobi ee Dalka Kenya ayaa la xiray kaddib markii Hay’adaha Amaanka iyo maamulka Jaamacadda ay wadaageen xog la xiriirta amniga.

Sarkaal ka mid ah Maamulka Jaamacadda oo la hadlay Daily Nation ayaa sheegay in Ardeyda ay ku war geliyeen insan iman Jaamacadda ilaa amar dambe.

Arrintan waxaa ay soo baxday kaddib markii 27 Ardey ay ku dhaawacantay banaanbaxa ay dhigayeen,iyada oo hay’adaha amniga ay ku wargeliyeen Maamulka Jaamacadda in amaanku aanu wanaagsaneyn.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com