Ciidamadda Amniga Somaliland oo gacanta ku dhigay dad faafinayeey diinta Masiixiga (Daawo)

Ciidamadda Amniga Somaliland oo gacanta ku dhigay dad faafinayeey diinta Masiixiga (Daawo)

Saraakisha Booliska Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen Xubno faafinayeey diinta Kirishtanka.

Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Ciidamada Amniga ay wadeen dabagal ku saabsan dadkaas faafinayeey diintaas.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com