Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo 2 dhalinyaro toogtay

HomeWararka

Ciidamada Xasilinta Muqdisho oo 2 dhalinyaro toogtay

Ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgal balaaran ka wada magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Muqdisho. Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalka saakay oo ay ka fuliyeen degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir lagu toogtay laba dhalinyaro ah oo ku howlanaa falal amaan darro. Howlgalka ayaa saraakiishu sii faahfaahin.  

Jadwalka Doorashadda Madaxweynaha Galmudug oo lagu dhawaaqay Akhri
Amiirka Qatar oo Ruushka kala hadlaya qalalaasaha Suuriya
Kaluumaystadda Gumbax oo ka cabanaya Wasaaradda kaluumaysiga Puntland (dhegayso)

Ciidamada xasilinta magaalada Muqdisho ayaa howlgal balaaran ka wada magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu xaqiijinayo ammaanka magaalada Muqdisho.

Saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in howlgalka saakay oo ay ka fuliyeen degmada Dharkiinley ee gobolka Banaadir lagu toogtay laba dhalinyaro ah oo ku howlanaa falal amaan darro.

Howlgalka ayaa saraakiishu sii faahfaahin.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 2
  • NUurkanederland 6 years ago

    IS ISIS GOOD FOR THE JEWS=ISRAELI.
    ISIS=ISRAELI SECRET INTELLIGENCE SERVICE

  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    SOMALIYA WAA MASHRUUCII MICHAEL KAETING.

DISQUS: