Kaluumaystadda Gumbax oo ka cabanaya Wasaaradda kaluumaysiga Puntland (dhegayso)

Kaluumaystadda Gumbax oo ka cabanaya Wasaaradda kaluumaysiga Puntland (dhegayso)

Sanadkii kiii hore 2019kii wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka badda Puntland degmada Gumbax ee gobolka Bari waxaa ka soo galay dakhli lagu qiyaasay 130 kun oo doolar,kadb markii Radio Daljir uu baahiyay cabashada kaluumasatada ee doonyaha iyo Maraakiibta sida sharcidarada ah uga kaluumaysta degmadaasi ayna yaraatay sanadkan kadib markii ay wasaarada ka jawaabtay cabshada kaluumaysatada , inkastoo ay badaleen xeeladii hore ee ay ku kaluumaysan jireen.

kaluumaysatada waxa ay sheegeen in Gumbax ay tahaya degmada Saddaxaad ama labaad degmooynka ay wasaarada ka hesho dakhliga ugu badan, balse caqabada jirta ay tahay in aan degmada waxba dib loogu soo celin si wax looga qabo baahiyaha aasaasiga ah.

Samatar Siciid Diyaama oo kamd ah Kaluumaystada Gumabax ayaa waxa uu arimahaasi uga waramay wariye Xasan Heykal, marka hore waxa uu ka cabanayaan Maraakiibta Jariifka ah ee xiliga habeenkii degmada si sharci daro ah uga kaluumaysta.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com