Ciidamada NISA oo sheegay in gacanta lagu dhigay Shabakadii Al-Shabaab u qaabilsaneyd qaraxyada

Ciidamada NISA oo sheegay in gacanta lagu dhigay Shabakadii Al-Shabaab u qaabilsaneyd qaraxyada

Howlgalo qorsheysan oo uu ciidanka Amnigu ka fuliyey Muqdisho 26 ilaa 28 bishaan, ayaa lagu soo qabtey Shabakad qaraxyada u qaabilsan Al-Shabaab, iyo maadooyinka qaraxyada laga sameeyo Sidda ay sheegtay NISA.

NISA ayaa soo bandhigtay Muuqaal iyo Sawiro muujinaya howlgalka ay fuliyeen Ciidanka iyo waxyaabihii lagu soo qabtay.

Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa sheegtay in soo qabashada shabakadaan ay sahashay wadashaqeynta shacabka iyo hay’adda Nabadsugidda (NISA).

Wali NISA masoo bandhigin Magacyadda Shaqsiyaadka lagu qabtay howlgalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com