Ciidamada Kumaandooska ee Danab iyo Gor-gor oo Howlgal ka dhan ah Kooxda Ala shabaab ka Sameeyey  deegaano hoos taga. Galgaduud

HomeWararka

Ciidamada Kumaandooska ee Danab iyo Gor-gor oo Howlgal ka dhan ah Kooxda Ala shabaab ka Sameeyey deegaano hoos taga. Galgaduud

Ciidamada Kumaandooska Qaranka ee Danab iyo Gor-gor ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee

Warka Maanta ee maalinka JIMCAHA iyo Cabdirisaaq Faamoos (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Ciidamada Kumaandooska Qaranka ee Danab iyo Gor-gor ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud iyo deegaano hoos taga.

Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii dhulka howdka ah ee ay ku dhuumaaleysanayaan looga xoreyn lahaa cadowga isla markaana bulshada deegaanka loo gaarsiin lahaa amniga iyo dowladnimada.

Saraaksiiha ciidamada ayaa la kulmay dadka xoolo dhaqatada ah ee deegaanadaas iyagoo u sheegay in ay soo dhamaatay dhibaatooyinkii ay ku qabeen Khawaarijta iyagana looga baahan yahay in ay Ciidanka la wadaagaan goobaha cadowga iyo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: