Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Bossaso nooga soo daadihinaya Maxamuud Cabdi Ibraahim.

Saaka wararka ugu waaweyn waa Puntland oo 19 jirsatay iyo xafladihii xuska sannadguurada 19aad ee Puntland.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0